Shabaab oo hoobiyaal ku tuuray Deegaanka Janaale

115


3-qof oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay kadib markii tiri hoobiyaal ah ay ururka Argagixisadda al-Shabaab ku tureen Gudaha Deegaanka Janaaale,


Dadka halkaasi ku dhaawacmay ayaa waxaa u soo gurmaday Gudoomiyaha Janaale iyo Ciidanka Xooga dalka

Dadka ku dhaawacmay hoobiyaasha ayaa waxa ay ku sugnaayeen guryohooda ayadoo maamulka ay ka soo saareen guryihii ay waxyeelada ku soo gaartay si loogu dabiibo isbitaalka Deegaanka.

Majirto khasaaraha kale oo ka dhashay tirada hoobiyaashaasi xlay lagu soo tuiray Deegaanka Janaale