Shacab ku wax-yeeloobay guri kusoo dumay

37

Dad shacab ah ayaa wax kasoo gaareen kadib markii uu kusoo dumay Guri ku yaala Degmada Shangaani ee gobolka Banaadir

Guriga ayaa la sheegay in uu  kusoo dumay qoyskii deganaa wili lama soo warin wax khasaaro nafeed ah marka laga soo tago  guriga dumay

Mudooyinkii dambe waxa soo batay guryaha kudumaya dadka dagan ayadoo aan la ogeeyn sabababa keenay