Shacabka & Maamulka Xudur oo isxilqaan ku Dhisay Waddo Muhiim ah

56

Maamulka iyo shacabka degmada Xudur ee gobolka Bokool waxay bilaabeen dib u dhiska waddooyinka ugu muhiimsan ayagoo si macmal ah ugu sameeyey wadada dheer ee aada Xaafada Buuloow ee Degmada Xudur.

Xili roobaadka markii la gaaro waxaa gabi ahaanba xirmi jiray wadadan oo halbowle u ah shacabka magalaada soo galayo iyo kuwa kabaxaya sidoo kale shacabka  xaafadahasi degan ayaa dhibaato ku qabay.

Wadadaan ayaa waxa ay isku xertaa  saldhiga degmada, ceelasha biyaha laga cabbo  waaa marin  muhiim u ah dadka  beeraleyda ah xiliyadda ay beeraha u socdaan .

Wadadaan ayaa waxa ay isku xertaa dhamaan tuulooyinka u dhawdhaw  degmada Xudur

Wadadaan ayaa waxa iska kaashaday dhismaheeda  Maamulka degmada Xudur iyo shacabka deegaanka .

Maamulka degmada ayaa waxa uu sheegay in ay tani ay qeyb ka tahay ka jwaabista Baahida ay qaban Shacabka ku nool Xudur  madaama markii hore wadadan ay aheyd mid dhibaato lagu qabay maristeeda

Maamulka iyo shacabka degmada Xudur ee gobolka bokool waxay bilaabeen dib u dhiska waddooyinka ugu muhiimsan ayagoo si macmal ah ugu sameeyey wadada dheer ee aada Xaafada Buuloow ee Degmada Xudur.

Xili roobaadka markii la gaaro waxaa gabi ahaanba xirmi jiray wadadan oo halbowle u ah shacabka magalaada soo galayo iyo kuwa kabaxaya sidoo kale shacabka  xaafadahasi degan.