Akhriso:Shaqaalaha Dowlada KGS oo la Fasaxay Maalinta Khamiista.

35

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada dowlad Goboledka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in dhammaan shaqada dowlad Goboleedka Koonfur Galbed iyo kuwa Hay’addaha gaar ah ay fasax yihiin.

Warqad qoraal oo  kasoo baxday Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya ayaa lagu shaaciyay  in shaqaalaha KGS fasax yihiin maalinta Khamiista ee kasoo socota oo began 12 Bisha Mowliid oo ah  maalintii uu dhashay Nabiga Muxamed NNKH.

Halkaan Hoose ka  Akhris