Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya Oo La Fasaxay .

277

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay in dhammaan shaqada dowladda Federaalka iyo kuwa Hay’addaha gaar ah ay fasax yihiin.

Warqad qoraal oo  kasoo baxay Xafiiska Agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada Cabdullaahi Maxamed Cali ayaa waxaa lagu shaaciyay  in shaqaalaha Dowlada fasax yihiin maalinta Khamiista ee kasoo socota oo began 12 Bisha Mowliid oo ah  maalintii uu dhashay Nabiga Muxamed NNKH.

Halkaan Hoose ka  Akhriso: