Shaqaale ku dhintay Dhusamareeb kadib markii ay…

35

Faahfaahino dheerad ah ayaa ka soo baxay dhacdo aad u xanuun badan, oo ka dhacday Caawa magaalada Dhusamareeb ee Caasimada Galmudug,kadib markii labo ruux oo shsqaalo ah ay ku geeriyoodeen Godka Suuliga (Boosaneer) ay qodayeen.

Dhacdada xanuunka badan ayaa ka dhacday Xaafadda Waxara cadde ee Magaalada Dhuusamareeb waxaana la sheegay in laba qof ee qodayay Boosaneerka  uu mid ka mid ahi ku dhacay Godka, waxaana kan kale uu isku dayay in uu bad-baadiyo, balse labadoodii ay ku geeriyooday halkaas sida ay xaqiijiyeen dadka degaanka oo arrintaani ay naxdin ku abuurtay.

Goobta ay dhacdadaan ka dhacday ayaa waxaa durba gaaray Ciidamada Amaanka kadib markii ay dad badan ku soo baxeeyn buuqa iyo xanuunka dhacdadaani.

Wixii war ah halkan kala soco