Shir Looga Arinsanayo Diyaarinta Buug Lagu Tababari Doono Odayaasha Ka Shaqeeya Xarunta Xalinta Khilaafaadka Dadban Oo Ka Furmey Baydhabo.

25

Shir Looga Arinsanayo Diyaarinta Buug Lagu Tababari Doono Odayaasha Ka Shaqeeya Xarunta Xalinta Khilaafaadka Dadban ayaa Maanta Ka Furmey Magaalada Baydhabo.

Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo Garsoorka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Maxamed Xuseen Xasan (John) ayaa maanta furey shirka ka tashiga diyaarinta buugga lagu tababaridoono odayaasha ka shaqeeya xarunta xalinta Khilaafaadka dadban ee loo yaqaano ADR centers

Buugaan ayaa waxa looga hadlayaa xalinta khilaafaadka dadban waxana odayaashii ka hadashay kulankaan ayaa waxa ay aad uga hadleyn sidi bulshada loogu adeegi lahaa si cadaalad ah iyo in bulshada la fahansiiyo ahmiyadda uu leeyhay in sharuucdaan lagu horumarinaayo sharuucdaan .