Shir sanadeedka garsoorka dalka ayaa maanta ka furmay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda, kaasoo looga hadlayo arrimaha xaaladda ah garsoorka iyo cadaalada dalka halka uu marayo.
Arrimaha shirkan looga hadlayo ayaa waxaa ka mid ah caqabadaha heysta garsoorka dalka, caqabadaha sanadkii tegay iyo sidii loo tayeyn lahaa hay’aadddah garsoorka dalka, iyadoo Wasaaradda cadaaladda ee dowladda federaalka ay ka warbixinayso xaalada garsoorka dalka.