Shirka Maamulada Degmooyinka & Gobolada KGS oo galay Maalintii Sedexaad

35

Magaalada Beydhabo waxa si habsami leg uga soconaayo shir weynihii Maamulada gudoomiyaasha Goboledka iyo Degmooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Waxaa maalintii sadaxaad valley shirkaani gaddomiyaasha gobolada iyo degmooyinka koonfur Galbeed kaasi oo maanta ay ka qeyb galayeen wasaaradaha Qorsheynta,maliyadda,shaqada iyo arimaha bulshada iyo caafimaadka,

Shirkan oo ay soo qabanqaabisey wasaaradda arrimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ka qeybgalay dhamaan guddoomiyaasha gobolada iyo degmooyinka,

Markii uu shirkaan soo dhamado ayaa waxaa ka soo bixi doono qodobada muhiim ah oo lagu falanqeeyay mudada uu socdo Shirka.