Somalia Iyo QM Oo Bilaabay Qorshe Looga Jawaabayo Xaalad Ka Jirta Dalka

77

Hay’adda UNOCHA ee Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in maanta lagu daah furay Magaalada Muqdisho qorshe balaaran oo looga jawaabayo xaaladaha bani’aadanimo ee ka jira soomaaliya.

Qorshahan ayaa waxaa iska kaashanaya dowlada Soomaaliya, Qaramada Midoobay iyo saaxiibada kale ee gacanta ka geysta gargaarka bani’aadanimo.