Somaliland oo war ka soo saartay doorashooyinka Soomaaliya

29

Qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa waxaa looga hadlay arrimo ku aadan doorashooyinka Soomaaliya.

Warsaxaafadeedkan ayaa waxa lagu sheegay in Somaliland ay tahay dowlad madax banaan, islamaraakan aysan wax shaqo ku laheyn doorashooyinka Soomaaliya.

Sidoo kale qoraalkan ayaa waxaa lagu war-geliyey Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo guud ahaan Beesha Caalamka.