Somaliland oo xukun ku riday Milkiilaha Astaan TV

23

Wararka naga soo garaya  Soomaliland  ayaa tilmamaaya in  Maxkamadda Gobolka  Maroodi-jeex ayaa Maanta Milkiilaha Astaan TV Cabdimanaan Yuusuf  waxaa ay ku riday ku xukuno kala duwan.

Maxkamadda ayaa ku riday Milkiilaha Astaan TV 5 Sano oo Xarig ah Xarumaah Astaan TV ee degannada Soomaaliland oo la xayiray iyo Ganaax  lacageed oo dhan 2 Billion oo ah Shillinka Soomaaliland.

Milkiilaha Astaan tv ayaa muddo waxa uu ku jiray xabsiga magaalada Hatgeysa.