Soomaalida Dalka Mareykanka oo ka qeybqaadanaya ololaha doorashada

34

Dalka Mareykanka waxa ka soda ololaha doorashada dalkaasi oo ay ku baratamayaan labada xisbi ee jamhuuriga iyo Demoqaraadiga .

Doorashadaan ayaa waxa loo tartamayaa jagada ugu sareyso ee madaxtinimo ee dalkaasi iyo kuraasta kale ee xildhibaanada labada aqal .

Waxana soconaya ololihii ugu dambeyey ee u diyaarowga doorasha dadka ka qeyb galay ololaha doorashada ayaa waxa ka mid ah Soomaalida Minnesota oo isku diyaarinaya ka qeyb qaadashada doorashada madaxtinimada Mareykanka oo ay ka harsan tahay wax ka yar hal bil.

Soomaalida dalkaasi ayaa kala taageersan labada xisbi kuwaasi oo kala taageerayo.