Taageerayaal Farabadan Oo Buux Dhaafiyay Garoonka En.Yariisoow

40

Iyadoo saacado kooban ay ka harsan yihiin in la baasto kulanka Finalka ah ee u dhexeeya  Cayaartooyda Kala matalaysa Maamulka Galmudug iyo Gobolkani Banaadir, ayaa waxaa Magaalada si weyn looga dareemayaa saameynta uu leeyhay kulankaasi, iyadoo Tageeraayaal  farabadan ay buux dhaafiyeen Garoonka ENG. Yariisoow (Ex-Koonis).

  1. Taageerayaasha oo subaxnimadii hore ee Saaka gaaray garoonka ayaa hadda waxaa uu Garoonku la ciir-ciirayaa taageerayaal labada dhinaca u kala sacabba tumaya, waxaana wali jira taageerayaal kale oo si raxan raxan ah u gaaraya Eng.Yariisoow Stadium