Tababar ku saabsan wada hadalka aan xanafta lahayn si loo wanaajiyo xiriirka bulshada dhexdeeda oo Beydhabo ka Furmay +SAWIIRO .

22

 

Wasiir ku- xigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Garsoorka KGS, Mudane Cabdul,Wahaab Cabdulahi oo uu wehlinaayo kusimaha agaasimaha ahna agaasimaha waaxda Jinsiga ee Wasaarada Cadaaladda iyo Garsoorka KGS, ayaa magaalada Baydhabo ka daah-furay tababar ku saabsan None violent communication(NVC) ama wada hadalka aan xanafta lahayn si loo wanaajiyo xiriirka bulshada dhexdeeda.

Tababarkan ayaa waxa qadan doono shaqaalaha dowlad Goboledak Koonfur galbeed Soomaaliya .

Wasiir ku- xigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Garsoorka KGS, Mudane Cabdul,Wahaab Cabdulahi oo ka hadlay furitaanka tababarkan ayaa waxa uu sheegay in loo bahan yahay wada hadalka aan xanafta lahayn si loo wanaajiyo xiriirka bulshada dhexdeeda.

Mudada uu tababarkana socon doono ayaa waxalagu baran doonaa casharo la xariira sida wada hadalka aan xanafta lahayn iyo  sida loo wanaajiyo xiriirka bulshada dhexdeeda.

Ka qeyb galayaasha tababarkan ayaa waxaa ay sheegeyn in xiligaan ay u baahnayeen in ay qaatan tababar nuucaan oo kala ah kaasi oo lagu baraayo wada hadalka aan xanafta lahayn si loo wanaajiyo xiriirka bulshada dhexdeeda.