Tababar loo furayo dhalinyaro ku soo biirtay CXDS qeybta KGS ka howlgasho.

11

Taliska ciidaanka xooga dalka qeybtooda 60aad ee ka howlgasho deegaanada maamulka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa dhawaan Tababar uu furi doono dhalinyaro badan oo ku soo biirtay ciidamada Xooga dalka kuwaasi oo qeyb ka ah horinta koowaad ururka 46aad Guutada 8aad ee qeybta 60aad CXDS

Taliyaha Qeybta 60aad Janaral Maxamed Sheekh Abdullaahi Ciirow Ayaa Dar Daaran Usoo Jeediyey Horinta koowaad Ururka 46aad Guutada 8aad Qeybta 60aad CXDS Oo Dhawaan lafilaayo In Ay ubilaabato Koorso ciidaan.

Ciidanka Xooga dalka ayaa waxaa uu diyaarinayaan dhiig cusub oo ku soo biiraya ciidaanka iyo kuwi hore oo aqoontooda dhanka ciidamada oo sare loo qaadayo si ay cadowga uga adkaadan .