Taliye caan ah oo kabadbaaday qarax ka dhacay muqdisho Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

60

Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Saaka ka dhacay Magaalada  Magaalada ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan Qaraxa.

Qaraxa oo ahaa Miinada dhulka lagu aaso ayaa lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa Asluubta Soomaaliyeed, waxaana jiro khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh, waxaana Qaraxu ka dhacay Aga-gaarka Madaxtooyadii hore ee Cabdi Qaaasim, halkaasi oo uu marayeen Ciidanka Qaraxa lala beegtay.