aliyaha Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa xilka qaadis ku sameeyay Taliyihii Qaybta Waliyow Cadde, isagoo mid cusub u magacaabay Taliskaas.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Taliye Xijaar ayaa waxaa xilka Taliyaha qeybta Waliyow Cadde loogu magacaabay inuu noqdo Yaasiin Nuur Kheyre Ganeey, isla markaana bedelaya Taliyihii Waliyow Cadde.