Taliye Cusub Oo Loo Magacaabay Magaalada Dhuusamareeb

118

Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud u Magacaabay Taliye cusub.

Taliska Booliska ayaa Nuur Cilmi Maxamed u magacabay Taliyaha Booliska saldhigga Dhuusamreeb, waxaa wareegto kasoo baxday Taliska Booliska Soomaliyeed lagu magacaabay taliyaha.