Tiro hoobiyaal ah oo ku soo dhacay Xerada Xalane

32

Xarunta xerada Xalane ayaa waxaa lagu weeraray Madaafiic oo aan la ogeyn halka ay ka timid.

Dhawaqa gar gaarga deg deg ah ayaa laga dhex maqlay xerada

waxaa la sheegyaa in ilaa iyo sedex hoobiye ay ku dheceen xarunta xelane walow aysan wili cadeeyn khasaaraha ka dhashay