Urur Goboleedka IGAD oo Cambaareeyey Falkii manta ka dhacay muqdisho

15

Urur Gobolleedka IGAD ayaa cambaareeyay dhibaatada ka dhacday Muqdisho – waxaana ay ugu baaqeen hoggaamiyayaasha Soomaaliyeed in ay xaaladda dejiyaan wadahadalna ay billaabaan , iyadoo la eegayo danta shacabka Soomaaliyeed