Ururka Saxafinta Gobolka Sh/Hoose oo baaq u diray Dowlada.

42

Ururka Saxafiyiinta gobolka Shabellaha hoose ayaa maanta qabtay dood cilmiyeed ku saabsan dhammaynta tacadiyadda ay la kulmaan Weriyayaasha soomaaliyed.

Doodan ayaa Goobjoog ka ahaa Ururada qaar ee ka jira magaalada Muqdisho, Weriyayaal ka socday Tv-yada iyo Idaacadaha qaar ee ka Howlgalka dalka Soomaaliya.

Ururka LOJA ayaa ugu danbeyn dowladda Federaalka Soomaaliya usoo jeediyay in wax ay ka qabato tacayidda kala duwan oo weriyayaasha ay la kulmaan xiliyaadan oo kale .