Waa qeyb ka mid ah Waxqabadka Gud.Najah,Sida Marko loogu Dalxiiso Xiliga Habeenkii ah.

45

Waa qeyb ka mid ah Waxqabadka Gudoomiyaha Gobolka Shabeeladda Hoose Hon Ibrahim Adan Ali Najah,uu ka qabtay Gobolka sida Amaanka iyo is dhexgalka Bulshada Gobolka.

Marko waa Caasimada Iyo Muraayadda Gobolka waxana Xiliyadan dambe u soo Dalxiiso Dhalinyaro ka tagtay Muqdisho iyo Gobolada kale ee Dalka

Xiliga Habeenkii ah sannado hore laguma dhiran karin in Habeen iska Daayee in Maalin la socdo Balse waxa taasi Sahlahay Alle ka sokow Gudoomiye Madaale Ibrahim Adan Ali Najah oo dhabarka u ritay in uu Shacabkiisa ay ku noolaadan Nabad iyo Barwaaqo iskana diidaan Warxumo Tashiilka Beenta meelaha Faafinyo.

Hon Ibrahim Adan Ali Najah,wuxu ku helay amaan iyo kalsoonida Shacabka Gobolka Shabeeladda Hoose in ay mar walbaa garab taagan yihiin isaga.

Maanta marko waa Xur Cadowgii Nabad diidka ahana waa laga Xureeyay.

DAAWO: Markii ugu horreysay xilli habeen ah ayey dhallinyaro ka safray Muqdisho iyo kuwa ku nool magaalada Marko ee Gobolka Shabeeladda Hoose waxay xeebta magaaladaasi ku sameeyeen Caweys soo jiitay dadka magaalada ku nool.

#Daryeel iyo Dowladnimo.

#Nabad iyo Najah.