Waare oo magacaabay guddiga soo xulista baarlamaanka 2-aad ee HirShabelle

51

Madaxweynaha maamulka HirShabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay guddiga soo soo xulista baarlamaanka labaad ee maamulkaasi,kadib wareegto uu soo saaray.

Waare ayaa amray guddigan oo ka kooban illaa 11 xubnood inuu guda-galo wajibaadka loo igmaday, ayna soo bandhigaan qorshahooda ku aadan soo xulista xildhibaanada.

Halkan hoose ka akhriso: