Wadayaasha Mooto Bajaajyada Muqdisho oo xirtay wadada gasha Madaxtooyadda Soomaaliya

20

Wadayaasha Mooto Bajaajyadda Muqdisho ayaa xirtay wadada gasha Madaxtooyadda Soomaaliya ee Sayidka.

Wadayaasha ayaa warar hordhac ah waxa ay sheegayan in ay cabasho ka yihiin dhibaato ba’an oo sii kordhaysa oo ay la kulmayaan.

Qaar ka mid ah wadayaasha ayaa sheegay in ay bil walbo bixiyaan canshuurta aysana jirin meel ay maraan wado walba a laga xirtay waxayna si doo kale sheegeen in ay wili jirto caqabado badan ay kala kulman ciidmaada dowlada oo mararka qaar dil ugeeysta wadayaasha mooto baajaaleeyda

inta badan wadooyinka muqdisho ee gala goobaha muuhiimka ah ayaa xiran ayadoo maamul walba ee cusubna uu wadooyin hor leh sii xiro