Wafdi hordhac u ah madaxweeyne Axmed madoobe oo soobgaaray Muqdisho

27

Ilaalada sida Gaarka ah utababatan Ee Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa goordhow ka soo degay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu soo gaarey Muqdisho maanta halkaasi oo sidoo kale la filayo in ay soo gaaraan madaxqeynayasha kale ee maamul goboleedyada