Wafdi Ka Socda Dowladda Oo Gaaray Berdaale Iyo Ujeedka Safarkooda

40

Wafdi ka kooban Wasiirro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Taliye ku-xigeenka Ciiidanka Xoogga Dalka ayaa maanta gaaray degmada Berdaale ee Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed.

Mas’uuliyiinta halkaasi gaaray ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka caddaalada, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga, Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.