Wafdi Ka Socday Maxkamadda Ciidamada Oo Gaaray Magaalada Jowhar

42

Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa Maanta waxaa gaaray Guddoomiyaha Maxkamadda darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida qeyta 27-aad ee ka howlgasha deegaanada Maamulkaas.

Guddoomiye Maxamed Amiin Cabdulle Aadan iyo wafdi Saraakiil ah oo la socday ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Jowhar kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Hirshabeelle iyo xubno kale