Wafdi lagu soo dhaweeyay Degmada Bardaale ee Gobolka Baay +Sawirro

27

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlaha Hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka koonfur Galbeed Mudane Mohamed Abukar Abdi oo ay qeyb ka ahayeen wasiiradda wasaradaha Amniga,gadiidkacaafimaadka,waxbarashadda,warfaafinta,maamulka gobolka bay iyo taliyaasha ciidamada darawishta koonfur galbeed ayaa gaarey Degmada Berdaale ee gobolka Baay,

Wafdiga ayaa si diiran loogu soo dhaweyey garoonka diyaradaha degmada soo dhaweynta waxaa qeyb ka  ahaa maamulka degmada xildhibaanada golaha deegaanka,odayaasha dhaqanka taliyaasha ciidamada ururadda bulshada degmada,ardayda,

Ujeedada safarka ayaa ah u kurgalida baahiyaha degmada ka jira iyo xaalada Guud ee bulshada

Sidoo kale waftiga ayaa shir la qadan doona qeybaha kala duwan ee bulshada,