Baraawe 08.APR.2021 Wasiirka Wasaaradda dhalan yaradda iyo ciyaaraha dowladda KGS Mudane Ibrahim Adan Ali Najah iyo Wafti uu hagaaminaayo ayaa gaaray Degmada Baraawe ee caasimada dowladda KGS
Wafdiga wasiirka ayaa waxaa qeyb ka ahaa Agaasimaha guud ee wasaaradda iyo masuliyiin kale
Wafdiga wasiirka Wasaaradda Dhalan yaradda iyo ciyaaraha dowladda KG ayaa si weyn waxaa degmada ugu soo dhaweeyay maamulka degmada iyo shacabka degmada oo uga mahad celiyay wafdiga booqashadooda.
Kadib so dhaweenta wasiirka waxa loo galbiyey xarunta maamulka halkaas oo kulan gooni gooni ah uu kula yeelan doona maamulka degmada iyo bulshada qeybaheeda kala duwan
…………..DHAMAAD……………