Waqtigii Loo Asteeyay Qabashada Doorashada Aqalka Sare Oo Dib U Dhac Uu Ku Yimid

78

Waxaa dib u dhacday qabashada doorashada Aqalka Sare oo horay loo shaaciyay in la qabanayo ugu dambeys maanta, waxaana hadda muuqata dib u dhac uu ku yimid waqtigii loogu talagalay in la qabto.

maanta oo taariikhdu tahay 14 Janaayo ku eg waqtiga uu Guddiga doorashada lagu muransan yahay u asteeyeen qabashada doorashada Aqalka Sare, waxaana guddiga doorashada uu yahay mid wali lagu muransan yahay oo aysan heshiis ku ahayn dhinacyada ka qayb galaya doorashada dalka.