War deg-deg ah Nin Ku Istaagey Kitaabka Qur’aanka oo nolosha lagu gubay.

38

Warbaahinta caalamka ayaa waxaa ay qorayaan in dadweyne Muslim careysan ay nolosha ku Gubeyn nin la sheegay in uu u gafay diinta Islaamka

Wadanka Bangaladesh Dadweyne Careysam Ayaa Nolosha Ku Gubey Nin Ku Istaagey Kitaabka Qur’aanka Kariimka

Shacabka dalak Bangaladesh ayaa goob fagaaro ah waxa ay ku gubeyn ninkaan la sheegay in si ula kac ah uu ugu istaagay  Kitaabka Qu’aanka kariimka .

Wixi warar ah e eku soo kordho halkan kala Soco