Wararkii ugu dambeeyey dagaalkii u dhexeeyey DFS iyo Jubbaland

75

Goobjoogayaal ayaa  sheegay in Ciidamada wasiir Janan ay xalay la wareegeen xaafado ka mid ah Beledxaawo.

Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo dagaalka ayaa sheegaya in taliye ku xigeenka ku xigeenka saldhiga degmada Beledxaawo uu halkaasi ku dhintay.

Dagaalka xoogaysa ayaa saakay laga maqlay guud ahaan magaalada Beled