Saturday, July 24, 2021
Bogga Hore Wararka Manta Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Shirka Ka Socda Afisyooni

Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Shirka Ka Socda Afisyooni

29

Shirkan oo shalay si hor dhac ah u bilawday ayaa waxaa ka qeyb galaya madaxda dowladda Federaalka, qaar ka mid ah kuwa dowlad Gobaleedyada iyo duqa Muqdisho.

Inta uu socdo shirkan ayaa waxaa lagu lafa-gurayaa is mari-waaga ka taagan doorashada iyo tabashooyinka ay weli muujinayaan madaxda maamullada Jubbaland iyo Puntland.

Si kastaba kulanka ka dhacaya Afisiyooni ayaa waxaa gar-wadeyn ka ah Beesha Caalamka iyo taliska ciidamada AMISOM oo damaanac qaaday amniga inta uu socda shirkaasi.