Wararkii ugu dambeyey ee doorashada Mareykanka.

31

Weli waxaa tirada la isugu jiraa Doorashada Mareykanka kadib markii ay si aad ah isugu hardamayaan labada Musharax we Joe Biden iyo Donald Trump.

Wararkii ugu dambeyey ayaa sheegaya in Musharax Madaxweyne Joe Biden oo haysta Tirada Electoral College ama doorashada 264

Dhinaca kale waxa la soo qarinayaa in Donald J. Trump haysto 214, cod

Sida sharciga Mareykanka uu qabo qofka madaxweynaha dalkaasi noqonayana waxaa laga doonayo 270 cod Waxaa 99% muuqata in Joe Bidden guuleysanayo.