Wariye Axmed Cabdinuur Oo Ku Geeriyooday Waddanka Ingiriiska

43

Mid ka mid ah wariyeyaashii ugu rug-caddaasana, uguna caansanaa laanta Afsoomaaliya ee BBC-da ayaa ku geeriyooday magaalada London ee waddanka Ingiriiska.

Axmed Cabdinuur oo Soomaalidu ay si weyn magaciisa iyo codkiisaba u yaqaanneen ayaa u geeriyooday xanuunka safmarka ah ee Covid-19, sida ay xaqiijisay xaaskiisa.