Wasaarada Beeraha iyo Waraabka KGS oo Furtay Shir muhiim ah

39

Wasiirka Wasaaradda beeraha iyo Waraaba KGS Mudane Mustaf Idow ayaa maanta magaalada Baydhabo ka furay shir ay isugu yimaadeen dhamaan Agaasimahayaasha guud ee wasaaradaha Beeraha Dowlad Goboleedyada iyo Dowladda Federal ka Soomaaliya.

Shirkan oo ay fududaysay Hay’adda FAO Soomaaliya ayaa looga hadlaayay siyaasada guud ee wax soo saarka beeraha iyo guud ahaan sugnaanta cuntada soomaaliya.

Hay’ada FAO ayaa maalgakineyso Shirkaan oo ah mid wax badan lafilayo in lagu soo bandhigo

Lasoco wixii ka soo baxo

HALKAAN KA DAAWONSAWIRADA