Wasaarada Waxbarashada oo imtixaan qiimeyn ah ka qaaday Arday helay Waxbarasho lacag la’aan ah

74

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka daah furtay imtixaanka lagu qiiymeynayo aqoonta ardayda Deeqaha Waxbarasho ka helay dalka itoobiya Waxana u fariistay imtixaanka deeqaha waxbarsho ee taqasuska caafimaadka ku dhawaad 50 Dhakhtar ah

Deeqdaan waxbarasho waxaa bixiyay dowladda itoobiya waxaan iska kaashanaayo wasaaradda waxbarashada Soomaaliya iyo wasaaradda caafimaadka dalka itoobiya

SAWIRADA HOOS KADAAWO