Wasaaradda arrimaha Gudaha KGS oo aqoonsatay Ugaaska Beesha Leysaan..

58

Wareegto ka soo baxday Wasaaradda arrimaha gudaha Dowladaha Hoose Iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa u aqoonsatay ugaaska guud ee Beesha Leysaan Ugaas Mohamed Edow Mohamed in uu yahay ugaaska Beeshaasi

Wasaaradda arrimaha gudaha Dowladaha Hoose Iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ku sheegtay qoraalkeeda in Ugaaskaasi uu yahay ugaaska ay wasaaradda u aqoonsantahay in uu soo xuli karo ergooyinka wax soo dooraneyso

Halkaan Hoose  ka Akhriso wareegtada