Wasaaradda arrimaha gudaha KGS oo wado ololaha Covid-19.

34

Wasaarada arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee dowlad goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa wado ololaha ka wacyi gelinta bulshada cudurka Covid-19.

Waasaradda ayaa waxaa ay dardargelisay Barnaamijka Tayeenta waaxooyinka arimaha bulshada ee degmooyinka KGS iyo awoodsiinta dowladaha hoose gaar ahaan degmooyinka golaha deegaanka ka dhisan. gaar ahaan waaxda caafimaadka heer degmo.

Barnaamijkan ayaa waxaa loogu tala galay in lagu wacyi galiyo bulshada koonfur Galbeed Soomaaliya in ay wax ka ogaadaan halista iyo dhibaatada uu leeyahay xanuunka Covid-19.