Munaasabada Wasaarada Caafimaadku kula wareegaysay Gaarigaan oo noociisu yahay Toyota Land Cruiser oo ka dhacday Xarunta dhexe ee magaalad Garowe waxaa ka qayb galay Agaasimaah Guud ee Wasaarada Caafimaadka Puntland Dr Cabdirisaaq Xirsi Xasan iyo Agaasimayaasha waaxyaha iyo Madax ka socotay Hay’adda World Vision.