Wasaaradda Waxbarashada KGS OO SOOSARTAY WARGALIN KU SOCOTO DUGSIYADA SARE

47

War qoraal ah oo kasoo baxay
Wasaaradda waxbarashada
Dowlad gobaleedka Konfur Galbeed soomaliya ayaa lagu war galiyey Dhamaan bahda waxbarashada KGS & Bulshada kunol Deeganada Maamulkaasi

Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka Wasaarada Waxbarashada DGKS Ayaa Bilaabay Dalabka Shahaadada Dugsiga Sare Ee Sanad Dugsiyeedyada Kala Duwan .

Halkan Hoose ka aqriso