wasarada Arrimaha gudaha dowladaha hoose KGS oo qalab ka gudoontay Hay’adda TIS+.

55

wasarada Arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisinta dowlad Goboleedka Konfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta la wareegtay qalab xafiiseed loogu tala galay in loogu adeego bulshada isla markana lagu qalabeeyo xafiiska wasaaradda

Xafiska Hayada TIS+ ee konfur galbeed soomaliya ayaa ku warayjisay qalab xafisyeed wasarada Arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisinta dowlad Goboleedka Konfur Galbeed Soomaaliya.

wasarada Arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisinta dowlad Goboleedka Konfur Galbeed Soomaaliya ayaa uga maahdcelisay hay’adda TIS+ oo manata qalabkan ku wareejisay Mas’uuliyyinta wasaaradda .

Qalabka ayaa waxaa iskugu jira kaamera, computerka aalada zoomka loo isticmaalo sida ay shirarka degmooyinka konfur galbeed loo qaban lahaa.

HALKANA KA DAAWO SAWIRADDA