Wasiir Dowlaha Wasaaradda arrimaha gudaha Koonfurgalbeed Somaaliya ayaa u furay tabbabar Maamulka Degmada Baraawe iyo maamulada deegaanadda hoosyimaadda.
Tabbabarka oo socon doona muddo 5-maalin ah aya ka qeybgalayaasha waxa ay ku qaadan doonaan casharo muhiim ah.
Wasiir Dowlaha Wasaaradda arrimaha gudaha Koonfurgalbeed Somaaliya ayaa waxaa uu faahfaahin ka biixiyay muhiimada uu leeyahay tababarka nuucaan oo kale ah+