Wasiir Najah oo la dar-daarmay xulka koonfur-galbeed iyo Taageerayaashooda

31

Wasiirka wasaarada Dhalan yarada iyo ciyaaraha koonfur galbeed somalia mudane ibrahim Adan Ali Najah aya faray dhamaan taagera yaasha koonfur galbeed iney maalinta berito ah kaso kheyb galaan kulan ciyaared oo ay ku madal san yihiin xulka kubbada cagta koonfurgalbeed iyo kooxda jubbaland

wasiirka wasaarada dhalan yarada iyo ciyaaraha koonfurgalbed mudane ibrahim Adan Ali Najah aya tageera yaasha Xulka kubbada cagta koonfur galbeed ka codsaday iney usoo daawasho tagaan kulan ciyaaredkaasi kuna dhiira geliyaan kooxda sida ween udiyaarsan ee xulka koonfur galbed

  1. Wasiir Ibrahim Adan Ali Najah ayaa Carabka ku adkeyey iney kalsooni buuxda ku qawaan kooxda kubada cagta ee koonfur galbeed ayna soo qaadi donan koobka