Wasiirka wasaarada dhalan yarada iyo ciyaaraha dowlada Koonfugalbeed somalia mudane ibrahim Adan Ali Najah ayaa maanta Agab ciyaareed gudoonsiiyey xulka kubada cagta KG
Wasiir Ibrahim Adan ali najah ayaa xulka kubada cagta koonfur galbed usameeyey kulan dhiira gelin iyo dar,daaran kula qaatay hotel ay ka degenaayen casimada magalada muqdisho
Wasiirka wasaarada dhalan yarada iyo ciyaaraha koonfur galbed somalia ayaa ku bogaadiyey xulka kubbada cagta koonfur galbeed gushii tariikhiga aheed ay dhigooda kasoo hoyeen kooxda jubbaland wuxuuna mar kale carabka ku adkeeyey iney garab taagan yihiin
Ugu dambeen wasiir ibrahim Adan Ali Najah ayaa xulka kubbada cagta koonfur galbeed gudoonsiiyey funaanado cusub oo ay laso shir tagi doonan kulan ciyaaredka cusub oo, ay la Ciyaari Doonan kooxda Puntland Maalinta Jimcaha