Wasiiradda KGS & Puntland oo Galabta ka qeyb galaya tartanka Xiisaha leh ee Dowlad Goboledyadda iyo Gobolka Banaaadir .

29

Wasiirka wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha dowlad Goboledka koonfur galbed Soomaaliya hon Ibrahim Adan Ali Najah  ayaa galabta ka qeyb galaya Ciyaarta Xiisaha badan ee Dhex mari doonto Xulalka Kubadda Cagta ee Puntland iyo Koonfur galbed Soomaaliya

Garoonka Kubadda Cagta Enjineer Yariisow Ex stadium Koonis ayaa waxa ku sii qolqolaayo taagerayaal aad u badan  kuwaasi oo aad  taageersan xulka kubadda Cagta Koonfur galbed Soomaaliya .

Ciyaartooyda iyo taagerayaasha Kooxda Kubadda Cagta xulka Dowlad Goboledak Koonfur Galbed ayaa  galabta Xaadir ku ah Garoonka iyagoo rajo weyn ka qaba in ay guul kala soo hoyden .

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha mudane Ibrahim Adan Ali Najah ayaa waxa uu yrir” Koonfurgalbeed Kaalinteena waa KOOW insha allah.”

Dhinaca kale waxa isna graoonka  galabta goob joog ka ah wasiirka ciyaraha dowlada goboledka puntland oo ka qeyb galaya ciyaarta xiisaha badan ee u dhaxeeyso labadda Xul

Ciyaarta galabta ayaa ah mid aad u xiiso badan madam ay ciyaarayaan liibaaxyadda ciyaartooyada Dowlad goboledak Koonfur galbed Soomaaliya oo ka mid ah kooxaha ugu cad cad in ay qaadan koobkaan

Xulka kubadda cagta ee KGS ayaa horey waxa uu uga soo guuleystay xulka kubadda cagta maamulka Jubaland

2020@Koobka waa Koonfurgalbeed insha allah.