Wasiirka arimaha gudaha dowlad goboleedka koonfur galbeed aya xil ka qaadis ku sameeyey qaar kamida maamulka degmada wala ween

16

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Maxamed Abuukar Cabdi ayaa Maamulka cusub ee Degmada walaweyn u magacaabey Ismail Abukar Mohamed guddoomiyaha Degmada,Yaxye Qaasim Abdullahi Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada Abdiqani Mohamed Hassan Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee Degmada walaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose,