Wasiirka arrimaha Gudaha KGS oo dhagax dhigay Mashariic laga Fulinaayo Berdaale.

11

Wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Mohamed Abukar Abdi oo ay wahelinayaan guddoomiyaha gobolka Baay Mudane Ali Wardheere Dooyow guddoomiyaha Degmada Berdaale Mohamed Isaack Hassan Arcase iyo masuuliyiin ka socday hay,adda Tiis+ ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay xaruunta cusub ee maamulka degmada Berdaale iyo mashruuc solar lagu galinayo waddooyinka Degmada,

Degmada Berdaale ayaa waxaa xiligaan ka soconaayo mashaariic kala duwan oo laga celinaayo kuwaasi oo ay baahi weyn u qabeyn bulshada ku nool halkaasi.