Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose Iyo Dib U heshiisiinta Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Mohamed Abukar Abdi ayaa Xisaabiyaha guud ee Degmada Marka iyo Qasnajiga guud ee Degmada Marka u kala magacaabey Cali Abuukar Xuseen iyo Mohamed Ahmed Mohamed (Baariyow)
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose Iyo Dib U heshiisiinta Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa lagu magacaabay iyadoo laga codsaday in howshooda ay u gutaan si Huufan
Halkaan Hoose ka Akhriso wareegtada Ka soo Baxday